Al Shabaab oo Shaacisay tirada askarta ay ku dileen Qaraxii saakay ka Dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax ismiidaamin ah uu fuliyay ruux jirkiisa kusoo xiray Waxyaabaha qarxa uu ka dhacay barxada Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Jeneraal Kaahiye. Qaraxan waxaa ka dhasha khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa uuna qaraxu dhacay xili ciidamo katirsan booliiska ay isku diyaarinayeen in ay safka galaan ayna bilaabaan gaardis. Wararka … Continue reading Al Shabaab oo Shaacisay tirada askarta ay ku dileen Qaraxii saakay ka Dhacay Muqdisho